Diin Diin si weyn looga baadi Goobayo Muqdisho iyo Gobolada Qaar iyo Lacag badan oo ..

Waxaa si kedis ah halmar loogu baraarugay iyadoo la hadalhayo in xayawaanka DII’DIINKA nuuc ka mid ah la rabo oo doolar lagu doorsanayo cidii keenta Soomaaliya oo dhan warkaasi ku wada saakhay. Qofkasta Soomaali ah waxa uu dadaal dheer u gallay sidii uu ku raadin lahaa nuuca Diinka la rabo si markaasi uu ugu badasho … Continue reading Diin Diin si weyn looga baadi Goobayo Muqdisho iyo Gobolada Qaar iyo Lacag badan oo ..